MBE waxay idin haysaa guryo casri ah oo xeebta saaran, adeegyo kala duwan sida Isbitaallo, Jaamacado, Masaajid, iyo Goobo loo daxiiso.
Xaafadaha MBE waa kuwa ugu amaanka iyo xasilnaanta badan ee magaalada Muqdisho.
Waxaan hiigsanaynaa inaan xaqiijino riyada macaamilkeena ww deegaan wanaagsan oo lagu qanancsan yahay.
Noqo Macaamilkeena, kana faaideyso adeegyadeena.
Macaamilkeena wuxuu ku hanan karaa guriga uu doortay isaga oo raacaya mid ka mid ah lacagta bixinta hoos ku xusan.